Madaxweyne 51-sano jir ah oo kubad u ciyaaray Xulka Qarankiisa (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Liberia George Weah ayaa qeyb ka noqday ciyaar saaxiibtinimo ay wada ciyaarayeen xulka Qarankiisa iyo sidoo kale xulka Nageria, waxa ayna ciyaartan aheyd mid xiiso gaar ah leh oo si weyn loo daawaday. Ciyaaryahankii hore ee naadiga reer Talyaani ee AC MilanĀ George Weah oo hada 51-sano jir ah ayaa ciyaaray 79-daqiiqo, waxaana xulka qarankiisa … Continue reading Madaxweyne 51-sano jir ah oo kubad u ciyaaray Xulka Qarankiisa (Daawo Sawirada)